Munaasabadaha Nadiifinta ee Bulshada

Ma rabtaa inaad wax ka qabato Haraadiga qashinka ee bulshadaada? Ma doonaysaa inaad samayso wax kaa caawiya inaad salmon ka ilaaliso wasakhowga taayirada sunta ah? Waxaad timid goobta saxda ahayd. Isk diwaangeli munaasabd oo nagu soo biir nadiifinta laga samaynayo webiga.

Dhammaan munaasabadaha waa lacag la’aan oo u furan dadwaynaha. Aadeegyada tarjumaada Isbaanishka, Fiyatnaamiiska, iyo Soomaaliga ayaa la heli karaa marka la codsado.

Ma qabtaa su’aal aadan ku arkin jawaabtooda hoos? Ma qabtaa baahiyo gaar ah oo helitaan? Nala soo xiriir maanta!

10 subaxnimo – 4 galabnimo
Heron’s Nest Outdoor Center

Waayo-aragnimada joogitaanka maalintaan waxay ka koobnaan doontaa hawlaha gacanta lagu qabto iyo la hadlitaanka martida si loo fududeeyo barashada cilmiga noolaha salmon, hababka sayniska bulshada, qulqulka biyaha roobka, iyo kaabayaasha fatahada. Hawlaha waxaa la dhisay iyadoo maskaxda lagu hayo da’ kasta, qof walbana waa la soo dhaweynayaa. Dadka waaweyn waxaa lagu dhiirigelinayaa inay kala soo qaybgalaan dhalinyarada inta ay nool yihiin oo ay wax wada bartaan.

Sabti: 9 subaxnimo – 1 galabnimo
Ramada by Wyndham Tukwila Southcenter

Axada: 10 subaxnimo – 2 galabnimo
Baker Commodities Site

Nadiifintan iyadoo la adeegsanayo doomo yaryar iyo doonta ay taageerto waxay ka shaqayn doontaa nadiifinta Haraadiga qashinka ee webiga ee ku yaal Baker Commodities Site ee Tukwila. Waxaan kulmi doonaa maalinta 1 abaare 9:00 subaxnimo iyo doomaha webiga bartamihiisa ee 2.6 mayl u jira goobta nadiifinta, ka saaritaanka qashinka dusha sare inta lagu jiro mudada hore (isu diyaari dhoobo iyo wasakh!). Goobta la gayn doono qashinka iyo Haraadiga qashinka laga soo saaro waxay noqon doontaa agagaarka dagaandaga. Maalinta 2 aad, waxaanu ku kulmi doonaa 10:00 subaxnimo Baker Commodities Site si aanu u dhammayno ka saarida qashinka dusha sare ee ku haray, oo aan qashinka ka dul uruurino 1.5 mayl ilaa aan ka gaaraayno goobta qashinka lagu aruurinayo ee Codiga Park.

12 duhurnimo– 5 galabnimo
Duwamish People’s Park

Dabaaldegga sanadlaha ah ee Duwamish River, oo ay martigaliyeen Duwamish River Community Coalition. Ku raaxayso cunto lacag la’aan ah, muusig, madadaalo, macluumaad, bakhtiyaa nasiibka iyo waxyaaabo badan oo kale! Kaalay booqo miiska Puget Soundkeeper oo ku biir Barnaamijka River Access Paddle ee laba munasaabadood ee nadiifinta webiga: 1:00 duhurnimo-2:30 duhurnimo iyo 3:00 galabnimo-4:30 galabnimo. Wakhtiga biyaha lagu qaadan doonu wuxuu ahaan doonaa qiyaastii 60 daqiiqo -1.5 saacadood guud ahaan.

10 subaxnimo – 4 galabnimo
Heron’s Nest Outdoor Center

Waayo-aragnimada joogitaanka maalintaan waxay ka koobnaan doontaa hawlaha gacanta lagu qabto iyo la hadlitaanka martida si loo fududeeyo barashada cilmiga noolaha salmon, hababka sayniska bulshada, qulqulka biyaha roobka, iyo kaabayaasha fatahada. Hawlaha waxaa la dhisay iyadoo maskaxda lagu hayo da’ kasta, qof walbana waa la soo dhaweynayaa. Dadka waaweyn waxaa lagu dhiirigelinayaa inay kala soo qaybgalaan dhalinyarada inta ay nool yihiin oo ay wax wada bartaan.

Sabti: 8 subaxnimo – 12 galabnimo
Codiga Park

Axada: 9 subaxnimo1 duhurnimo
Codiga Park

Nadiinfinta la adeegsanayo doon yar ee ay taageerto doontu waxay ka shaqayn doontaa nadiifinta Haraadiga qashinka ee webiga ee qayb webiga ee u dhow 50th Place South in Tukwila. Waxaan ku kulmi doonaa 9:00 subaxnimo maalinta 1 iyo doon yar qiyaastii 25 mayl bartamaha webiga ee goobta nadiifinta, halkaas oo aan kasoo saari doono qashinka dusha sare inta lagu jiro qulqulka hooseeya ee biyaha weibga (u diyaari dhoobo iyo wasakh!). Goobta la gaynayo qashinka iyo Haraadiga qashinka ee lasoo saaray waxay noqon doontaa Codiga Park. Maalinta 2 aad, waxaan ku kulmi doonaa 10:00 subaxnimo Codiga Park si aan u dhameyno soo saaritaanka qashinka ku haray, oo aan doonta ugu aadno dhanka hirka u socdo 1.6 mayl ilaa aan ka gaarno goobta qashinka la gaynayo eeDuwamish Gardens Park.

Sabti: 8 subaxnimo – 12 duhurnimo
Wakhtiga waa lasoo sheegi doonaa

Axada: 9 subaxnimo1 duhurnimo
Wakhtiga waa lasoo sheegi doonaa

Taariikhdan waxa loo qoondeeyay maalin nadiifin dheeraad ah ama taariikho badal ah haddii mid kamid ah nadiifinta la adeegsanyo la baajiyay.

10 subaxnimo – 2 galabnimo
Herring House Park/He’apus Village Park

Duwamish Alive! waa munaasabad sanadle ah oo shakhsi ahaaneed iyo munaasabad nadiifin bulsho oo looga soo saarayo biyaha wabiga qashinka iyadoo la adeegsanayo doon. Waxaan martigelin doonaa nadiifinta labo qaybood ah laga bilaabo 10:30 AM–12:00 PM & 12:30–2:00 PM, anagoo booqanayna goobaha ku hareeraysan goobta He´apus Village site, Kellogg Island, iyo dib u soo celinta deegaanka ee goobta. Wakhtiga biyaha lagu qaadan doonu wuxuu ahaan doonaa qiyaastii 60 daqiiqo -1.5 saacadood guud ahaan. Munaasabadaan waxaa lala kaashanayaa River Access Paddle Project iyo Duwamish Alive Coalition.


12:30 PM – 2:00 PM
Herring House Park/He’apus Village Park

Duwamish Alive! is an annual in-person and on-water kayak community cleanup event. We will host a kayak cleanup from 12:30-2pm, visiting the areas around the He?apus Village site, Kellogg Island, and ecological restoration sites in the area. Time on the water will be about 60 minutes-1.5 hours overall.

This event is in partnership with the River Access Paddle Project and the Duwamish Alive Coalition.