Khariirada Haraadiga Qashinka Green-Duwamish River

Halkeen ka helnaa burburka qashinka ah ee Duwamish River? Isticmaal khariidadeena si aad u sahamiso xaafadaada iyo marin-biyoodyada deegaanka.

Miyaad aragtay Haraadiga qashin, daadinta qashin sharci daro ah, ama nooc kale oo wasakh ah? Soo Wargali Wasakhawga  

Ma doonaysaa inaad ka caawiso in dhammaan goobaha khariidadan ay baaba’aan? Nagu soo biir nadiifinta hareeraha Green-Duwamish River. 

Ma raadinaysaa talooyinka maareynta qashinka, maalgelinta, iyo cilmi-baarista? Wax ka ogaw sida loo tuuro taayirka iyo wax badan.